Khilaafka Madaxda Galmudug oo gacan ka hadal gaaray & dagaal ka dhacay duleedka Cadaado

Ciidamo ka wada ka tirsan maamul goboleedka Galmudug oo kala taabacsan madaxda iskhilaafasan ee maamulkaasi ayaa xalay ku  dagaalamay duleedka Magaalada Cadaado. Sida warku sheegayo dagaalka ayaa ka dhacay degaan u dhow magaalada Cadaado, kadib markii ciidamo ka tegay magaalada Gaalkacyo oo taabacsan madaxweyne Axmed Ducaale Geelle Xaaf, kuna sii jeeday Dhuusamreeb ay is-hortaag ku … Continue reading Khilaafka Madaxda Galmudug oo gacan ka hadal gaaray & dagaal ka dhacay duleedka Cadaado